Kansainvälisten e-aineistojen hakuun on toistaiseksi kirjauduttava, jotta hakuja voi tehdä.

Haku

Ku soo dhowow Finland

QR-koodi

Ku soo dhowow Finland

Welcome to Finland!

Gacanta waxad ku haysataa buug ujeedadiisu ay tahay in ad ka hesho caawimaad muddada hore ee ad la qabsanayso waddanka Finland. Buugga waxa ku qoran macluumaad ka hadlaya waxyaabo ay ka mid yihiin dagganaanshaha, ka shaqaynta waddanka iyo macluumaad ku saabsan shaqaalaha iyo xafiisyada mas’uuliyadaha kala duwan dowladda u xambaarsan iyo sidoo kale macluumaad guud oo ku saabsan dhaqanka iyo mushtamaca finishka ah. Macluumaadka buuggan lagu qoray waxa laga soo koobay shabakadda internetka ee InfoFinland qoraalada ku jira. Boggaas internetka waxad ka sii heli kartaa macluumaad dheeri ah.

Tallennettuna: